Soomaaliga (Somali)

Kusoo dhawaada Hoyga Dugsiyadda Guud ee Portland.

Dhinaca bidix ee boggan waxaad ka heli doontaa xidhiidho xambaarsan macluumaad muhim ah oo la xidhiidha qorshaha degmadda, wararka iyo dhacdooyinka soo socda.

Hadii aad hayso talo iyo tusaalayn ku jeeda sida ugu wanaagsan ee aanu u awoodi karno in aannu la xidhiidhno waalidiinta, ardayda, iyo xubnaha kale ee bulshadda ee aan iyagu afka Ingiriisida ku hadlin fadlan noogu soo hagaaji Dugsiyadda Guud ee Portland.

Mahadsanidin.