Caawinta Luqadaha kala duwan waxa ay ka guurayaan xarumaha iyagga oo uwareegaya dugsiyadda
Labadda xarumood ee Dugsiyadda Guud ee Portland waa la xidhay maadaana ay degmadu ka guurayso nidaamkii xarumaha iyagga oo uwareegaya nidaam ku salaysan dugsiyadda.
Isbedelkan oo la sii wargeliyey horaantii sanadkan ayaa kordhin doonaa caawinaadda xagga luqadda ee dugsiga inta ugu badan ardayda baranaysa Ingiriiska iyadii oo ay jiraan isbedelka howlwadeenadda iyo illaha macluumaad ee xaaladda kala guur rr xarumihii qoysaska illaa iyo dugsiyadda
Howlwadeenadda fadhigoodu yahay dugsiga ayaa bixinaya fasiraad wada xidhiidhka joogtadda ah ee dugsiyadda iyo aqalka, iyagga oo caawin doona luqadda qoysaska laga tiradda badanyahay ee isi soo diiwaangeliyey. Sidoo kale waxay caawin doonaan qoysaska baahida joogtadda ah qaba, sida luqadda qoysaska laga tiradda badanyahay ee haysta arday waxbarashadda gaadhka ah ku jira.
Marka taa lagu, iyadii oo ay ka jawaabayaan khadka luqadda ee PPS (503-916-3586), kan oo u saamaxaya waalidiinta howlwadeen afkooda hooyo kula hadlaya kolka ay soo wacaan dugsiyadda ubadkooda.