Ready Set Connect

Diyaargaroow …

Daraasaddo ayaa tilmaamay in ardaydu ay in badan ki najxaan dugisga kolka ay dadka wawayni ka qayb qaataan nolosha dugsigood-iyagii oo si iskaa wax uqabso ah oga shaqaynaya fasaladooda, ka qayb galaya shirka waalidka-macalinka, hubinaya in ay haystaan goob daraasadeed, muujinaya doonistooda iyagga oo waydiinaya su'aalo la xidhiidha daraasadooda.

Sidoo kale aad bay u caawinaysaa in ay fahmaan sida nidaamka dugsigu ushaqeeyo iyo waxa aad ka filayso min fasal illaa fasal. Halka ay si wanaagsan ugaranayaan ikhtiyaarka iyo shaqadda adag ee ay ardaydu wajahayaan inta ay ku jiraan min Xadaanadda illaa iyo fasalka 12aad islamarkaana ay ugu muuqato mid tiro iyo tayaba mugeed leh.

Aqalka waxaa loo qaabeeyey in uu kugu xidhiidhiyo illaha macluumaad ee kala duwan iyo adeegyadda ay bixiyaan Dugsiyadda Guud ee Portland si ay kuugu caawiyaan in ay kugu xidhaan waxbarashadda ubadkaaga, gaadh ahaan isudiyaarinta ka gudubka fasaladda xadaanadda, fasalka lixaad iyo kan sagaalaad.

Ready Set Connect
中文 | Русский | Soomaaliga | Español | Tiếng Việt

Uhinqo…

Dugsiyadda Guud ee Portland waxay leeyihiin nimdaam sahlan oo si toos ah loogu qaabeeyey dugsiyadda, iyadii oo ay la socoto ikhtiyaarka u bedelashadda dugsiyadda khusuusiga ah iyo barnamijyadda

Ka hor inta aadan gaadhin go'aan la xidhiidha dugsigee ubadkaaga uwacan, baro sida barnaamijka doorashadda dugsigu ushaqeeyo, soo helo dugsiyadda deriskaagaa oo udiyaari nafsadaada garashadda xaaladda ugu wanaagsan "ee ku haboon" ubadkaaga.

Ku xidhan!

Runtii ma ogaan kartid dugsiga tan iyo inta aad indhahaaga kusoo arkayso, macalimiinta iyo maamulka la hadasho iyo howlwadeenadda kale ee dugsiga islamarkaana aad dhagaysato aragtida waalidiinta kale.

Inta lagu jiro codsiga doorashadda dugsiga ee deyr walba, PPS waxay bixinaysaa fursado aad ku heli karto wixii macluumaad ah oo la xidhiidha dugsiyo iyo barnaamijyo kala duwan. Eeg