Soomaaliga
| Xidhiidhso Caawinta Waalidka |
Xidhiidhso Caawinta Waalidka
Waa in aad hubisaa in aad awood tidhay teedaha bogaga is-furaya
Caawinta waalidka ee Dugsiyadda Guud ee Portland ortland Public Schools' Parent Assistant, an eSIS Qaabka (Nidaamka Danab Macluumeed ee Ardayda) ) waxaa uu ufududaynayaa waalidka iyo hagayaasha idman in ay awood uyeeshaan kala socoshadda macluumaadka soo socda shabakadda caalamiga ah ee Internet-ka
- Sooyaalka Ardayda
- Xaadirinta
- Horumarka Ardayda ee Xili-Dugsiyeedka socda
- Calaamadaha uu heley ee xiliyadda
- Jadawalka Fasallada
- Inta oga hadhay saacdaha qalin-jbeinta
Waalidiinta iyo hagayaasha idman way eegan karaan ama codsan karaan in wax laga bedelo Sooyaalka ardayga iyagga oo adeegsanaya aqalka Degmadda ee shabakadda caalamiga ah ee Internet-ka, sidoo kale waxaa suuragal ah in ay udiraan ama ay ka helan fariimo macalinka ubadkooda, Khibrad tan ugu hagaagsan, fadlan isticmaal nuqulkii ugu dambeeyey ee Lagu eegtaha Aqalka ee Noocyadda kala ah Microsoft Internet Explorer, Firefox marka aad isticmaalayso aalladda Computer ee loo yaqaan PC-ga, iyo Safari ama Firefox marka aad adegsanayso aalladda Computer ee loo yaqaano Mac.
Waxaan filaynaa in Technology-addan cusubi ay ka caawin doonto waalidiinta iyo hagayaasha idman sidii ay in badan ugu feejignaan lahaayeen horumarka Ardaydooda ee Dugsiga, Guji xidhiidhka bidixda ee tacliimaadka sidii aad u isticmaali lahayd Caawinta Waalidka iyo faafaahinta la xidhiidha akhbaarta la heli karo, fadlan astayso boggan si aad u hesho Caawinta Waalidka ee mustaqbalka.